Beelaha Koonfur galbeed Somalia ma iyagaa ugu horeeyay inay u barakacaan gobolada beelaha kale?

Sidaan ognahay kumanaan ka mid ah beelaha dega Koonfur galbeed ee Soomaaliya ayaa rubac qarnigii ugu dambeeyay ku barakacay qaybo ka mid ah dhulka Soomaaliya gaar ahaan gobolada #Banaadir, #Bari iyo #WaqooyiGalbeed ee dhulka Soomaaliyeed, ka dib markii ay dalka ka dhaceen dagaalo sokeeye iyo abaaro baahsan, dadka sida gaar ah ay u taabatayna waxaa ka mid ah beelaha … Continue reading Beelaha Koonfur galbeed Somalia ma iyagaa ugu horeeyay inay u barakacaan gobolada beelaha kale?